qalo
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Hal neef oo baadi ah.
- 1. Dareen ku dhasha nafleyda marka ay taagan yihiin meel aysan hore u joogi jirin ama ay la kulmaan dad aysan aqoon. 2. Q. ah: neef baadi ah oo xoolo uusan aqoon u tegay.
- Si loo cuno xoolo gowracasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

