gubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:eeg gumaar; dhaawac dab oo biskood.Dab ku dhejin, qabadsiin.
gumaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Halka bisqintu ka baxdo oo xubnaha taranka ee dadka ka sarreysa. 2. (-rro, m.dh) Dhaawac dab oo biskooday.