gudbisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Meydhaan. 2. Nooc legdinta ka mid ah oo qofka xagga dambe la isu dhaafiyo. 3. ld gudbin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gudbinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gudbi. ld gudbis (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0