gurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gur. ld gurniin.
  2. eeg gur². ld gurniin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gur

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1

Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Geedo, timo iwm jarid. 2. (f.g) Wax meel yiil ka qaadid. 3. (f.g) Cunto digsi ku jirta ka bixin. 4. (f.g) Miro geed ku yaal ka goyn. 5. (f.g) War qof ka jiibin. 6. (f.mg) ld gur².
  2. 1. Gacanta bidix. 2. Gardarro.
  3. 1. Neef irmaanaa candhadiisa caano ka idlaasho. 7. Ceel biyo lahaa dawrid. ld gur² (6).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gurniin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur