rif
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-fay, -ftay)
Macnaha:
- 1. Dhogor ama baal si xoog ah maqaar uga gurid. 2. Laf hilib ka dhammeyn. 3. Maro dun ka bixin. 4. Ka r.: qof ciidan ka tirsan garaaddo ka qaadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

