sųgQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-gay, -gtay)Macnaha:Wax imaatinkooda dhawrid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sugQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Yaraan; guridambays; cirrannuug.Wax xaqiiqdooda helid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
yaraanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Carruur hooyo wada dhashay midka ugu dhalasho dambeeya; guradambeys.eeg yar³. ld yaraansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
guridambaysQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Carruur isku hooyo ah kan ugu dambeeya.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cirrannuugQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Yaraan; guridambays; sug.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0