hadli

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ka h.: hadalsii.

hadalsii

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Ka h.: Qof in uu hadlo ku qasbid.