halaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Xamaaratada inta bogga ku socota sida maska, goodka iwm. 2. Nooc ka mid ah masaska. 3. Jinni.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

jinni

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ilwaad; bilic. 2. (-iyo, m.dh) ld jin 1 (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur