wiriqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Halaq aan wax qaniinin. 2. ld biriq¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
biriqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Gantaal danab ah, xoog badan, wuxuu ku dhaco dila oo ka dhasha isku dhac daruuro marka roob da'ayo. ld wiriq.Iftiin yar oo muuqday dhaqso u qarsoomid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0