hamuu

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Digir duban oo marka la karinayo aan si fiican loo bislayn. ld hamuu'.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hamuu'

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. ld hamuu.