hareerQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:Dhinac; barbar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhinacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale taageersan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
barbarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Dhinac. ld berber¹.ld dardar³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0