barbarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Dhinac. ld berber¹.ld dardar³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhinacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-cyo, m.dh)Macnaha:1. Doc; gees. 2. Hilib feero ah. 3. La dh. ah: cid, cid kale taageersan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
berberQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld barbar¹.ld dardar³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dardarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dardarid.1. Xoog, karti iwm oo aan weli la isticmaalin; carcar. 2. Jiiridda wax la jiiro. 3. D. ah: dhabbe aad loo maro.Wax jiirid; jibaaxid. ld barbar², berber², derder³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0