heec

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Itaaldarro ka muuqata dad ama xoolo ay baahi, cudur, iwm hayso.
  2. Dad ama xoolo, itaal darro awgeed la luudid.