heshiisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:1. Isku raacidda arrin go'aankeed la isku raaco. 2. ld heshiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
heshiinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg heshii. ld heshiis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00