huuq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Nagaar aan caleen lahayn laamihiisu qodax leeyihiin, wada buruq ah, oo arigu aad u jecelyahay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur