nuug
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-gay, -gtay)
Macnaha:
- 1. Caano naas ka jaqid. 2. Biyo, naafto iwm tuubbo ku dhuuqid iyada oo la adeegsanayo bishimaha iyo carrabka. 3. Hoore isbuunyo, cudbi iwm ku soo qaadid.
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-gay, -gtay)
Macnaha: