imaamQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-mmo/-nno, m.dh)Macnaha:1. Nin dadka salaadda tujiyo. 2. Madax. 3. Nin aqoonta diinta muslimka aad ugu xeel-dheer. ld imaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
madaxQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-xyo, m.dh)Macnaha:1. Oogada qaybta sare ee nafleyda. 2. Maskax, laab, caqli. 3. Baab. 4. Koox, qayb. 5. Dhool (roob); garab; saylaan. 6. Bayd faal, dhinaca qofka faalka dhigaya soo xiga ma ahee dhinaca kale.Qof meel ama dad u sarreeya; duq waayeel.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
imaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld imaam.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0