Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
ld imaam.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-mmo/-nno, m.dh)
Macnaha:
1. Nin dadka salaadda tujiyo. 2. Madax. 3. Nin aqoonta diinta muslimka aad ugu xeel-dheer. ld imaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur