istaag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Taagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn. ld istaagid.
  2. 1. Jirka oo ligan lugaha meel ku hayn. 2. Socod ka joojin ahaasho.

istaagid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg istaag². ld istaag¹.