istaagidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg istaag². ld istaag¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
istaagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Taagnaan aan dhaqdhaqaaq lahayn. ld istaagid.1. Jirka oo ligan lugaha meel ku hayn. 2. Socod ka joojin ahaasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0