iya

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. ld iyada.
  2. ld iyaga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

iyada

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee kelida oo dheddig ah (tan laga hadlayo ama wax laga qorayo). ld iya¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

iyaga

Qaabnax: Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent

Macnaha:

  1. Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee wadarta ah (kuwa laga hadlayo ama wax laga qorayo). ld iya².