joohaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Mas if badani uurka uga jiro oo habeenkii inta la soo baxo ilayskeeda ku ugaarsado; masjoohaar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
masjoohaarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Mas weyn oo leh jawharad uu habeenkii ku mirta.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0