naa
Qaabnax: Urur Jagaale | Collective Ordinal
Macnaha:
- Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa.
Lamidka: naayaa
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

