saaQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:1. Armaa, billaa, sow. 2. Sida tan.1. Markaas; haddaba. 2. Maxaa-yeelay, waxay kunoqotay, sabab.Lamidka: armaa, billaa, sida, sowSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
armaaQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; ma laga yaabaa in, billaa. Tus. “Armuu Cali ii imaan doonaa”. ld amaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
billaaQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; laga yaabaa in; armaa. Tus. “Billuu keen?”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sidaQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:ld si.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sowQaabnax: fk.weMacnaha:Armaa, billaa, malaha. Tus. “Sow sidaa ma aha? Sowtaad tiri waan imaa-naya? Sow iga tagee.” ld saw, show, soo¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0