kaadihays

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Xuub adag oo kaadidu ku keydsanto inta aaney ka iman nafleyda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur