keed

Qaabnax: dk.lh.l

Isrogrogga: (-keed)

Macnaha:

  1. ld keeda².

keeda

Qaabnax: mu.lh.l

Macnaha:

  1. (kuweeda, w) Magacuyaal lahaansho oo dhaddig, oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dhaddig) ay leedahay. Tus.”keedu wuxuu ka muuqdaa halkaas”. .
  2. Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax isagu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. ld keed.