geed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur