kordhin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kordhi. ld kordhis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kordhi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax hore loo hayey wax ku sii darid; badin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kordhis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kordhin.
  2. Khudaar la cuno oo ka baxda dhul-beereedka, meelaha carro-madowga ah, waqtiga roobka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur