lar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xusuus xun. 2. Laqanyo.
  2. 1. Wax, wax kale ku kordhin. 2. Wax, wax kale ku qurxin.

laqanyo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Liidaanyo ay keenaan baruur iyo subag badan oo la cunay; ladaadyo; lallabbo.