kufid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kuf². ld kufniin, kuftin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kuf

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. K. ah: isu qalmidda ay isu qalmaan laba qof xagga guurka, iyadoo laga eegayo dhinacyo badan sida: dhala-sho, xirfo, caafimaad iwm; geyaan.
  2. Nafley socota horay u dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kufniin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kufid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kuftin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dhicidda horay loo dhaco jillaafo awgeed. ld kufid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur