laallaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld laablaab¹.
  2. ld laablaab².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laablaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Xeelad dan lagu fushanayo. ld laallaab.
  2. 1. Wax fidsanaa duudduubid. 2. Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid. ld laallaab².

Lamidka: laallaab

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur