laabmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg laaban¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

laaban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. Wax aan fidsanayn noqosho.
  2. 1. Wax aan kala baxsanayn ahaansho. 2. Wax aan weli la samayn ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur