laamee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. 1. Geed laamo yeelasho. 2. Ilmo laan yar la dhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur