layn

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nan, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Xarriiq toosan oo meel ku calaamadaysan. 2. Saf. 3. Xarig koronto, taleefan iwm oo isku xira laba meelood ama in ka badan.
  2. eeg lay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-faf, m.l)

Macnaha:

  1. Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.
  2. Wax saf gelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

lay

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-aayay, -aysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax baabi'in. 2. Wax dhammayn. ld laa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur