laxaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld lixaad.

lixaad

Qaabnax: Magac Lab Tiraale Jagaale | Noun Masculine Numeral Ordinal

Macnaha:

  1. Tirada jagaale, keeda u dhigma lixda. ld laxaad.
  2. 1. Xoog, itaal. 2. Baaxad. 3. Lixda l.: indhaha, lugaha iyo gacmaha.