luf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-faf, m.l)

Macnaha:

  1. Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray.
  2. Wax yar uruurin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur