bun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed dhulka kulul ka baxa, dhala miro kuuskuusan oo beer iyo qolof adag leh. 2. Miraha geed bunka oo laga sameeyo qaxwaha, kafee. 3. Miraha bunka oo saliid ma subag lagu shiilay.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur