maaddo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Saddexda nooc walxaha dunida yaalla u qaybsamaan mid ka mid ah oo kala ah: adke, hoore, iyo neef. 2. Qayb cilmiyeed isku wax ka hadleysa. ld maaddad.

Lamidka: maaddad

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maaddad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld maaddo.

Lamidka: maaddo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur