macsi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Macnaha:

  1. (dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sino

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Isu galmood ay isu galmoodaan nin iyo naag aan meher isu hayn; macsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur