maradQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld marasho².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
marashoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhar ninku siiyo naagta uu qabo. ld marashi (1).eeg maro. ld marad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00