mareeg

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qoolasha maqasha qoorta loo geliyo. 2. Summad geela qoorta looga dhigo, oo ah goobaabin qoorta ku wareegsan.