Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
1. Jid; waddo. 2. Gar; sharci.
eeg mari². ld maris¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
Dhul falan oo la maro; jid; dhabbe; marin; hilin; daw.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo/shuruuc, m.dh)
Macnaha:
1. Axkaam-ta diinta islaamka; shareeco. 2. Xeerar dawladdu samayso oo dadka lagu xakumo.
1. Cid haddi-daaddeed ka jawaabid. 2. Qof go'aan ugu yeerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur