marxalad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Sida wax xaaladdii ku sugantahay. 2. Muddo dhawr waqti loo qeybiyey mid ka mid ah. 3. ld marxal (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur