maskab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Meherad. 2. Sharaf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

meherad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Hawl gaar ah oo qof dhab u yaqaan oo uu ku xoogsado.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sharaf

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. Magac; xurmo; haybad; maamuus.
  2. Qof xurmayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur