maskarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:1. Sharaf. 2. Mowjad; hir. 3. Maskab.(bot.) Geed faalala, dabrada u eg oo xooluhu cunaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sharafQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Magac; xurmo; haybad; maamuus.Qof xurmayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
mowjadQaabnax: Magac Dheddig | Noun FeminineMacnaha:ld mawjad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
hirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rar, m.l)Macnaha:1. Dhaqdhaqaaq biyaha baddu sameeyaan o heerkoodu kor iyo hoos ugu kaco. 2. Muuqaal fog ee caad, bad, buuro iwm ah. 3. Mowjadaha hawada ee baahiya codadka iyo muuqaallada; mowjad.(fiis.) Labid kaleed ee dhextaal ama dululaati. Marka uu hir socdo, garurka ayaa tamarta meel ka kexeeya, geeyana meel kale.Nafley bar yar oo buuralayda ku nool (ari).Meel dheer ka soo muuqasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
maskabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Meherad. 2. Sharaf.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0