waal
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-aalay, -aashay)
Macnaha:
- 1. Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid. 2. Is w.: qof waalan iska dhigid. 3. Qalabka matoorrada mid ka mid ah oo qarxinta shidaalka ka qaybgala.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

