baabuur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Gaadiid dhuleed matoor leh oo dadka iyo xamuulkaba qaada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur