meermeer
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Warwareeg aan dani ku jirin. 2. ld meermeerid.
- 1. Warwareeg aan dani ku jirin samayn. 2. Ka m.: wax sameyntooda ka leexleexasho. 3. Ku m.: wax ku dul warwareegid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

