midabee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax midab u yeelid. 2. Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid; midbee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

midbee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

Macnaha:

  1. Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur