milyan

Qaabnax: Magac Lab | Noun Masculine

Macnaha:

  1. ld malyuun.

malyuun

Qaabnax: m.l.t.

Isrogrogga: (-nno/-laayiin, m.dh/-uumaad, m.l)

Macnaha:

  1. Tiro ka kooban kun meelood oo min kun ah; kun kumaad; “1.000.000”. ld malyan, milyan.